About

 

Website-kan Jihoacademy.com waxaan kusoo daabacnaa dhamaan Xogaha Muhiimka ee Bulshadeenu u baahan yihiin in ay wax ka ogaadaan, sida Wax Barashada, Siyaasada, Ciyaaraha, Caafimaadka, Technologyada, Seyniska, Dhaqaalaha, Hormarka, Baraha Bulshada, Suuqgeynta iyo Ganacsiga.

 

Waxaan si maalinle ah usoo daabacnaa Xogo muhiim oo aan waqti badan soo gilinay, aadna usoo tafatirnay, kuwaasoo leh tixraacyo iyo tusaaleyn aad ku qanci doontaan.

 

Ujeedkeenu waa in aan wax uun kusoo siyaadino bulshadeena Aqriska xiiseeso, misana aan qeyb ka qaadano Kobcinta Garaadka Bulshadeen iyo Aqoontooda oo baaxadeedii hore ka balaarato.

Post a Comment

0 Comments